Somcall waa shirikad ku caan baxaday bixinta telefoontada internetka ee afka qalaad lagu yidhaado VOICE OVER IP adeegyada ay bixisaa shirikadu waa kuwo soo dhowaynaya dhamaan macaamiisha shirikada. Hadaba ha moogaan inaad ka faaiidaysato adeega shirikada.
waxaad ka rogataa softwareka aad isticimaalayso markaad dirsanaysid talefoonada
ka rogo sawirkan hoose adoo riixaya.
Marka aad soo rogato softwareka waxaad ku qoraysaa usernamekaaga iyo Passworkaaga waxaana kuu soo baxaya sida aad ku aragto daaqadan midigta ah oo kale markaa si fudud ayaad isticimaali kartaa servicekayaga waxaa aad garaacaysaa lambarka aad rabtay ka dibna waxaad halkaa ka bilaabaysaa hadalkii,adooisticimaalaya ikrofonka sameecadaha leh, hadii aad doonayso inaan ka wacdo telefoonkaaga guriga ama mobileka waxaad garaacaysaa iconka ah phone2phone